Siyaasi Kayd oo Xogo-Xasaasiya ka Hadlay, Eeddona u Jeediyay Siyaasiyiin Kamid ah X. Waddani....

0
Sunday March 10, 2024 - 08:17:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd oo Xogo-Xasaasiya ka Hadlay, Eeddona u Jeediyay Siyaasiyiin Kamid ah X. Waddani....

    Siyaasi Kayd oo Xogo-Xasaasiya ka Hadlay, Eeddona u Jeediyay Siyaasiyiin Kamid ah X. Waddani....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd oo Xogo-Xasaasiya ka Hadlay, Eeddona u Jeediyay Siyaasiyiin Kamid ah X. Waddani....
"Berrigii Doorashadii Kulmiye ee ay Ictisamtu weerarka weyn Soo qaadeen Ergadu wax dooranaysay Waxay ahayd 400 wax ka dhiman yihiin ogsoonow Markii ergada La qoraayey waa kuwii ay iyagu qorteen intii  rabeen  ee ay Maxkamada Sare liiska geeyeen, waxa ugu weyn ee ay isku halaynayeen waxay ahayd Lacag ay xilalkii ay hayeen ka qaateen, ilaahay waa tuu ogaaye Golaha kaalaya oo ka tartama ayaa lagu yidhi, sidii ay u lahaayeen waxanu haysanaa 250 ergi, lacag kasta way isticmaaleen 20 xubnood way keeni kari waayeen. Hadda ergadu waa tii ay iyagu qorteen, waa kii xinif ka hadlaayey ee yidhi ma tii aad qorteen ee aynu isla ogayn baad ka cabanaysaan.
Dee waatii alle ogaa, iyaga oo dareeraya waa kuwii wadada qaaday ee wadani xagooda isku shubay, Aad waxaan uga naxsanahay Xaajigaas ay eedaajinayaan ee ay kolba gidaar gelinayaan.
Waxan islahaa Cashar bay ka qaateen lacag baanu isticmaalaynaa iyo waanu iibsanaynaaye, weli waxay ku hawlan yihiin lacag dawlado kale soo dhiibaan oo dadka lagu iibsado. Marlabaadkii ay lacag isticmaaleen waxay ahayd Markii doorashada la gelaayey, labadaba way ku guul-daraysteen, dirirada ayaanay dhaceen, iminkana Waa markii Sadexaad waxa hubaal ah inuu nin dhici jiray dhici doono, dadkanina aanay ahayn kuwo lacag lagu iibsado.
Ha keenaan lacagta ay sheegayaan oo Cidla hayna Moodaane daaya, aan eegno waxa ka raaca, iyo  sanduuqaa hebel  dib hanaloogu tiriyada Ka dhici-doonta, sidoodii.


Waa Bilahi Tawfiiq 
Kayd Cabdilahi Xandule.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured