![]() Maareeyaha Dekedaha JSL iyo Badhasaabka gobolka Saaxil oo Kormeer balaadhan ku gala bixiyey goobaha diiwaangelinta Codbixinta gobolka Saaxil
Maareeyaha Dekedaha JSL iyo Badhasaabka gobolka Saaxil oo Kormeer balaadhan ku gala bixiyey goobaha diiwaangelinta Codbixinta gobolka Saaxil
Berbera(Xogreeb.com)-Maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi iyo Badhasaabka gobolka Saaxil, ayaa kormeer balaadhan ku gala bixiyey goobaha ay ka socoto diiwaangelinta Codbixinta gobolka Saaxil.
Maareeyaha Dekedaha JSL iyo Badhasaabka, ayaa warbixino ka dhagaystay masuuliyiinta iyo hawl-wadeenada goobaha diiwaangelinta.
Maareeyaha ayaa qaab naxariis leh u caawiyey hooyooyin doonaayay inay qaataan kaadhka codbixinta.
sidoo kalena waxa uu hawl-wadeenada adeegga kaadh bixinta ka codsaday inay si weyn u fudaydiyaan kala socodsiinta hawlahaa iyo kaadh bixinta. Leave a comment |
|