Xulka Qaranka Argentina Oo 2 Gool Iyo 1 Ku Jiidhay Dhigeeda Australia

0
Sunday December 04, 2022 - 00:09:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka Argentina Oo 2 Gool Iyo 1 Ku Jiidhay Dhigeeda Australia

    Xulka Qaranka Argentina Oo 2 Gool Iyo 1 Ku Jiidhay Dhigeeda Australia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka Qaranka Argentina Oo 2 Gool Iyo 1 Ku Jiidhay Dhigeeda Australia Doxa,Qatar, (Xogreeb.com) - Xulka Qaranka Argentina ayaa 2 gool iyo hal gool kaga badiyey dhigiisa Kubadda cagta ee dalka Australia.
Ciyaartan ayaa ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Ahmed Bin Ali oo ka mid ah garoomada uu ka socdo tartanka koobka aduunka ee dalka Qatar.
Daqiiqadii 35aad ee ciyaarta ayaa goolkii kowaad waxa u dhaliyey Argentine laacibka Messi, halka qaybtii dambana uu u labeeyey Alvardez.
Hase yeeshee xulka dalka Australia ayaa hal gool la yimid daqiiqadii 77aad kaas oo uu u dhaliyey Fernandez.
Ciyaarahan koobka aduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa galay wareegii labaad ee 16ka oo toos la isku reebayo (the Knech out), xulkii laga badiyaana uu si toos ah uga hadhayo tartanka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured