Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dhagax Dhigtay Biriishka Xaafada Sheekh Nuur

0
Saturday October 29, 2022 - 16:53:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dhagax Dhigtay Biriishka Xaafada Sheekh Nuur

    Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dhagax Dhigtay Biriishka Xaafada Sheekh Nuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dhagax Dhigtay Biriishka Xaafada Sheekh Nuur

Hargeysa, (Xogreeb.com) -Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa maanta dhagax dhigtay Biriishkan Wayn ee xaafada Sheekh Nuur ee magaalada Hargeysa.

Biriishkan ayaa isku Xidhaya Xaafadaha Sheekh Nuur, Sheekh Mubaarik iyo Daami, kaas oo ay baahi wayn ay u qabeen dadka Degan Sadexdan Xaafadood.

Dadweynaha Xaafada Sheekh Nuur ayaa dhibaato kala kulma wakhtiga Xili Roobaadka inay ka talaabaan doox weyn oo biyaha geeya dhaamka Daami.

Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa sidoo kale sheegtay Sidoo inuu qorshaha ugu jiro inay si dhakhso ah u bilawdo dhismaha wado laami ah oo ka soo Bilaabmata masaajidka kuwaytiga ilaa Xaafadda Sheekh Nuur/Kiladhka.

Waxaana sidoo kale ay Dawlada Hoose u dhistay wadada Daami oosidoo kale Xaafadan Sheekh Nuur ku xidha Suuqa Hoose ee Hargeysa ama Waaheen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured