Boqorada UK Elizabeth ll Oo Geeriyootay, Iyadoo Dadeedu Tahay 96 Jir

0
Thursday September 08, 2022 - 23:24:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorada UK Elizabeth ll Oo Geeriyootay, Iyadoo Dadeedu Tahay 96 Jir

    Boqorada UK Elizabeth ll Oo Geeriyootay, Iyadoo Dadeedu Tahay 96 Jir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorada UK Elizabeth ll Oo Geeriyootay, Iyadoo Dadeedu Tahay 96 Jir

London, (Xogreeb.com) - Boqorada dalka UK Elizabeth ll ayaa ku geeriyootay goor dhaweyd Balmoral sida uu xaqiijiyey wiilka ay Ayayda u tahay ee uu dhalay King Charles, kaas oo sheegay inay murugo badan ay dareemayaan maadaama oo ay dhimatay Ayay ay jeclaayeen.

Qoyska boqorada ayaa isugu soo ururay ka dib markii dhakhaatiirtu ay ka dayriyeen xaaladeeda, xili hore oo maanta ah.

Boqoradan geeriyootay ayaa taashka la saaray 1952, oo haatan laga joogo 70 sano, waxaanay ilaa mudadaa goobjoog u ahayd isbadalo badan oo bulsheed.

Waxaana taajka boqortooyada la waeegi doona wiilkeeda curad King Charles lll.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured