Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Sare Oo Ka Socday Hay'adda Save The Children International

0
Monday May 23, 2022 - 23:16:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Sare Oo Ka Socday Hay'adda Save The Children International

    Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Sare Oo Ka Socday Hay'adda Save The Children International

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Sare Oo Ka Socday Hay'adda Save The Children International
Hargeysa, (Xogreebnews) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madaxa Hay’adda Save The Children International ee dalalka Barriga iyo Koonfurta Afrika, Mr. Ian Vale oo markii u horaysay safar bookhasho ku jooga ku yimid Somaliland.

Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay mashaariicda horumarineed ee ay dalka kawado hay’adda save the Children xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee dawladda iyo hay’adda sidii loo dardar-gelinlahaa, waxaana ku wehelinaayey madaxa dalalka Barriga iyo Koonfurta Afrika kulankaasi masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan xafiiska ay save the Children ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured