Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.

0
Thursday April 14, 2022 - 03:33:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.

    Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.

HARGAYSA(Xogreeb.com)-Taliyaha ciidanka asluubta, wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacka maanta ka dhacday jeel wayn ee magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhex laayeen ciidanka jeelka iyo qaarkamid ah maxaabiista jeel kaasi oo sobobay dhawac dhowr askari oo ciidanka katirsan

Dhanka kale masuuliyiintan xukuumada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar qaarkamid ah warbaahintu ka baahiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured