Xildhibaanada Golah Wakiillada iyo Deegaanka Berbera laga soo Doortay oo Deeq Biyo ah kala Gaadhsiiyey Deegaanado badan oo Abaartu Saamaysay oo ka TirsanGobolkaTogdheer...

0
Friday March 18, 2022 - 02:27:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golah Wakiillada iyo Deegaanka Berbera laga soo Doortay oo Deeq Biyo ah kala Gaadhsiiyey Deegaanado badan oo Abaartu Saamaysay oo ka TirsanGobolkaTogdheer...

    Xildhibaanada Golah Wakiillada iyo Deegaanka Berbera laga soo Doortay oo Deeq Biyo ah kala Gaadhsiiyey Deegaanado badan oo Abaartu Saamaysay oo ka TirsanGobolkaTogdheer...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golah Wakiillada iyo Deegaanka Berbera laga soo Doortay oo Deeq Biyo ah kala Gaadhsiiyey Deegaanado badan oo Abaartu Saamaysay oo ka TirsanGobolkaTogdheer...
Burco(xogreeb.com)-Xildhibaanada Golah Wakiillada iyo Deegaanka Berbera laga soo Doortay oo Deeq Biyo ah kala Gaadhsiiyey Deegaanado badan oo Abaartu Saamaysay oo ka TirsanGobolkaTogdheer...
1. Xil. Xirsi C/lahi Xirsi
Golaha Wakiilada JSL 
2. Xil. Cali Jamac Carale (Cali Qaran)
Golaha wakiilada JSL 
3. Xil. C/rashid Max'd X. Yusuf 
Golaha Deegaanka Berbera 
4. Xil. Axmed Cabaade Wayd 
Golaha Deegaanka Berbera.


Anigoo ka mid ah masuuliyiintaa waxaanu 70 Booyadood oo biyo ah ugu deeqay Gobolka Togdheer 24 tuulo oo ka mid ah:

Safar qaatay 13 saacdood oo aanu bilownay 6:00 am Subaxnimo ee saaka ilaa 7:00 pm habeenimo ee caawa waxaanu kusoo marnay badi tuulooyinka hoos ku xusan, waxaan kusoo arkay abaar baahsan oo biyo baad ba ah dad iyo xoolo, waxaan u mahadnaqayaa cid kasta oo wax u gaysay, waxaan ugu baaqayaa dadkeena wax haysta idhamaantood nay wixii ay u heli karaan hore ula gaadhaan walalahood oo maanta u baahan maanta.

TUULOOYINKA.
1. Cadow Yuurura 6 Booyadood 
2. Cali Saahid.       6 Booyadood
3. Maslaha Gorod 5 Booyadood
4. Ceeg.                  2 Booyadood 
5. Xangeeyada.     2 Booyadood 
6. Aw Cali               2 Booyadood 
7. Bicilil Wayso.     2 Booyadood 
8. Sanyare.             2 Booyadood 
9. Lebi-Guun.          3 Booyadood 
10. Balihiile.            6 Booyadood 
11. Iskudhoon.       2 Booyadood 
12. Suryo                2 Booyadood 
13. Xayir.                2 Booyadood 
14. Bisiqa.              3 Booyadood 
15. Waraabeeyo   2 Booyadood 
16. Boodhlay.       2 Booyadood 
17. Didinta.           1 Booyadood 
18. Qoyta.             6 Booyadood 
19. Kalasharka.    2 Booyadood 
20. Xorfada.          4 Booyadood 
21. Daayeer-fuulka 2 Booyadood 
22. Ina Cali Hayste 2 Booyadood 
23. Mijo-dhoqlay.   2 Booyadood 
24. Bali xagaa.       2 Booyadood 
Ilaahaybaa mahad leh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured