Musharaxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo Eeddo u Jeediyey Madaxweynaha, Sheegayna in Doorashada Madaxtooyada ay Gelayaan Asxaabta Hada Jirta

0
Wednesday March 09, 2022 - 03:19:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo Eeddo u Jeediyey Madaxweynaha, Sheegayna in Doorashada Madaxtooyada ay Gelayaan Asxaabta Hada Jirta

    Musharaxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo Eeddo u Jeediyey Madaxweynaha, Sheegayna in Doorashada Madaxtooyada ay Gelayaan Asxaabta Hada Jirta...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxa Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo Eeddo u Jeediyey Madaxweynaha, Sheegayna in Doorashada Madaxtooyada ay Gelayaan Asxaabta Hada Jirta...

HARGAYSA(xogreeb.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo maanta warbaainta la hadlay ayaa jawaab cad ka bixiyay hadalo maalintii shalay kazoo yeedhay maaxwayne biixi isagoo sheegay in doorashada madaxtooyadu tahay ta ugu soo horaysa ee lagala islamarkaana ay tahay doorashada kaliya ee xeerarkeeda iyo dhaqaalihii lagu galayay ay diyaarka tahay.

Sidoo kale musharax ciro ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashada ku wareejiyay ciidamada taasi oo ka hor imanaysa xeerka dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured