"Anigu xataa haddaan maryaha dhigto la iguma qancin kareen, Hebel isu reer baad tihiine madaxnimadiisa ilaali". Abwaan Weedhsame

0
Tuesday March 08, 2022 - 02:30:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu xataa haddaan maryaha dhigto la iguma qancin kareen, Hebel isu reer baad tihiine madaxnimadiisa ilaali". Abwaan Weedhsame

    "Anigu xataa haddaan maryaha dhigto la iguma qancin kareen, Hebel isu reer baad tihiine madaxnimadiisa ilaali". Abwaan Weedhsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu xataa haddaan maryaha dhigto la iguma qancin kareen, Hebel isu reer baad tihiine madaxnimadiisa ilaali". Abwaan Weedhsame
Hargeysa(xogreeb.com)-"Anigu xataa haddaan maryaha dhigto la iguma qancin kareen, Hebel isu reer baad tihiine madaxnimadiisa ilaali, oo cishaduu cadhadoo adiguna xumbee, cishaduu qoslana adiguna farax, oo markuu dhiriq marmarsado adigoo arkaya inu urayo udgoonaa dheh!!!. Xaasha. 
Ninka difaacaya nin kale xilka uu hayo ee beelnimo ku difaacayaa waa miskiin rarashada iyo ku guurista u dabran, oo reernimo aanu waxba ku qabin lagu dullaysto. 


Addoon la mid ah oo sidiisa sagaal ku dhashay, qofka lagu yidhi indhaha iyo dhegaha dartii u beel, ee "waayahay" yidhi waan u ducaynaynaa in alle quwaddiisa tuso.
Midhse ogow, haddaad aragto nin madaxnimo raba, oo wax kaliya ee lagu iib geynayaa uu yahay isku beel baad tihiin, wax kale oo lagu meel mariyo ayaa loo waayey"
Abwaan Xasan Daahir  - Weedhsame .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured