Xamaasada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Cariga Mareykanka oo Iska Soo Daba Dhacaysa iyo Jaaliyada oo Kusoo Qulqulaysa Washigton DC

0
Tuesday March 08, 2022 - 02:28:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xamaasada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Cariga Mareykanka oo Iska Soo Daba Dhacaysa iyo Jaaliyada oo Kusoo Qulqulaysa Washigton DC

    Xamaasada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Cariga Mareykanka oo Iska Soo Daba Dhacaysa iyo Jaaliyada oo Kusoo Qulqulaysa Washigton DC

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xamaasada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Cariga Mareykanka oo Iska Soo Daba Dhacaysa iyo Jaaliyada oo Kusoo Qulqulaysa Washigton DC
Washigton DC(Xogreeb.com)-Soo dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Cariga Mareykanka, ayaa Si Xoogan Looga Dareemayaa, Dhamaan Gobolada uu dalkaasi Ka Kooban Yahey, iyadoo Dhaqshaqaaqa Laga arkayo Jaaliyada Somaliland ee Dalkaasi Ku Nool oo Boqolaal Kamid ahi, tigidhka u Goosanayaan Washigton Dc gaar ahaana Kuwa jooga Gobolada Fog Fog, oo Isku Sii Diyaarinaya, iyadoo Maalmo Koobani ka hadhay, Xiliga Safarka Madaxweynuhu Ku Beegan Yahey.


Inta ugu badan ee Jaaliyada Somaliland, ee Cariga Mareykanka, Khusuusan, Inta Wakhti Xaadirkan Isku sii Diyaariyay Soo Dhaweynta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa, iskood isku abaabulay iyadoo Dhoolatuska Soo dhaweyntani Noqon Doonto Mid aad u Shilis, Marka loo eego Qaabka ay u abaabulan Tahey Deyrtan.

Geesta Kale, Machadka Daraasaadka oo ah Halka uu Khudbada Ka jeedin Doono Madaxweynuhu ayaa iyagguna Soo Saarey Geestooda Warbixin Ku Sahabsan, Wakhtiga ay u Qorsheeyeen, iyadoo ay Jiraan Siyaasiyiin Magac Leh, oo u Dhashey Dalka Mareykanka islamarkaana, Somaliland Taageersan, oo Soo dhaweynta Qeyb ka ah


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured