"Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay". Siyaasi Jaamac Shabeel.

0
Sunday March 06, 2022 - 00:14:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay". Siyaasi Jaamac Shabeel.

    "Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay". Siyaasi Jaamac Shabeel.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Burushay". Siyaasi Jaamac Shabeel.

HARGAYSA(Xogreeb.com)-Siyaasi Jaamac Shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland hore looga saaray xisbi xaakimka kulmiye kadib markii khilaaf soo kala dhex galay madaxwayne biixi ayaa talaabada siyaasi maxamuud xaashi kulmiye dib ugu noqday ku tilmaamay guuldaro siyaasadeed oo uu ku dhacay ismarkaana aanay waxbka u oolin xisbiga kulmiye oo maxamuud xaashi hore looga saaray.

 

 

Sidoo siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in aanay muuqan doorasho uu dalka qabanayo madaxwayne biixi kulamada uu la qaatay musharaxa wadani iyo gudiyada komishanka doorashooyinka iyo kuwa ururada siyaasaduna ay yihiin burushay iyo sawiro uu la galayo qolooyinka uu la kulmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured