Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka reer Ceerigaabo la shaaheeyey, Ceel cusub oo duleedka magaalada ahna xadhigga ka jaray

0
Saturday March 05, 2022 - 02:14:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka reer Ceerigaabo la shaaheeyey, Ceel cusub oo duleedka magaalada ahna xadhigga ka jaray

    Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka reer Ceerigaabo la shaaheeyey, Ceel cusub oo duleedka magaalada ahna xadhigga ka jaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka reer Ceerigaabo la shaaheeyey, Ceel cusub oo duleedka magaalada ahna xadhigga ka jaray
Ceerigaabo:04/03/2022(Xogreeb.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida abaaraha heer qaran, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee socdaalka indho indhaynta ah ku marayey gobollada bariga, ayaa maanta la shaaheeyey bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo, isaga oo sidoo kalena xadhigga ka jaray Riig-biyood bulshada muhiim u ah uu duleedka magaalada laga hirgeliyey.
Madaxweyne-ku-xigeenka, ayaa guul ku tilmaamay in duleedka magaalada laga hirgeliyo Riig biyood ay bulshadu cabbaan, kaas oo kaabiga ku haya magaalada, waxana wehelinayey wasiirka horumarinta Biyaha, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Marreexaan), badhasaabka gobolka Sanaag, iyo maayarka degmada Ceerigaabo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured