Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey Kormeer ku tegay Degmooyinka Xuddun, Awr-boogays, Deegaanno Hoos yimaadda

0
Friday March 04, 2022 - 01:45:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey Kormeer ku tegay Degmooyinka Xuddun, Awr-boogays, Deegaanno Hoos yimaadda

    Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey Kormeer ku tegay Degmooyinka Xuddun, Awr-boogays, Deegaanno Hoos yimaadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey Kormeer ku tegay Degmooyinka Xuddun, Awr-boogays, Deegaanno Hoos yimaadda
Ceerigaabo:03/03/2022(Xogreeb.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maalmahanba safar shaqo ku joogay qaar kamid ah gobollada Bariga dalka, ayaa caawa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.
Madaxweyne-ku-xigeenka iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo kasoo kicitimay magaalada Laascaanood, ayaa intii ay ku jireen socodkooda ay ugu kuurgeliyaan xaaladda abaarta, waxa si weyn loogu soo dhaweeyey degmooyinka Xuddun iyo Awr-boogays iyo weliba deegaanno kala duwan oo u dhexeeya magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo, waxana ay warbiximo kala duwan ka dhegaysteen maamulka deegaannadaas, odayaasha iyo waxgaradka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured