"Calanka aad huwan tahay iyo ciiddan cid kaa sheegan kartaa ma jirto; Somaliland na adigaa leh. Aniga ayaa ah Xildhibaankaaga golaha jooga, garabna waxa kuu ah". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.

0
Wednesday March 02, 2022 - 23:36:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Calanka aad huwan tahay iyo ciiddan cid kaa sheegan kartaa ma jirto; Somaliland na adigaa leh. Aniga ayaa ah Xildhibaankaaga golaha jooga, garabna waxa kuu ah". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.

    "Calanka aad huwan tahay iyo ciiddan cid kaa sheegan kartaa ma jirto; Somaliland na adigaa leh. Aniga ayaa ah Xildhibaankaaga golaha jooga, garabna waxa kuu ah". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Calanka aad huwan tahay iyo ciiddan cid kaa sheegan kartaa ma jirto; Somaliland na adigaa leh. Aniga ayaa ah Xildhibaankaaga golaha jooga, garabna waxa kuu ah". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.
Hargeysa(Xogreeb.com)-"Calanka aad huwan tahay iyo ciiddan cid kaa sheegan kartaa ma jirto;  Somaliland na adigaa leh. Aniga ayaa ah Xildhibaankaaga golaha jooga, garabna waxa kuu ah shacabka sharafta badan ee Somaliland iyo dawladdnimadda dalkeena ka jirta.
Wasiirka arrimaha gudaha, Wasiir ku xigeenka, Agaasimaha guud iyo shaqaalaha wasaaradda arrimaha gudaha waxa aan ku ogahay dad muddakar ah, loona dhaariyey in ay dhowraan shuruucda dallka iyo amniga dadkeena.
Niyadda wanaajiso waxa aanan ka hawl galaynaa sababta keentay arrintan ma sharci ayey salka ku haysa mise shaqsiyaad ayaa kuu diiday? Si kastaba oo ay tahay Somaliland waa loo siman yahay adigaana ugu sarreeya. Hannaankeena dawladnimo haybaddiisuna waa haweenkeena aad kamid tahay. hooyaddii waddankaad tahay hilbo wada dhashiyo hayb-qudhaynu nahay".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured