"Ma jiro qof muwaadin ah oo qawaaniinta iyo shuruucda dalku u jideeyeen in helo Card aqoonsiga dhalashada oo loo diidi karaa ma jiro, nidaam fudud oo sharci ah ayuu ku qaataa, waayo sharciga ayaa siiyey". Agaasimaha Waaxda Warfaafinta W. Arimaha gudaha JSL. Cabdilahi Caarshe

0
Wednesday March 02, 2022 - 23:33:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma jiro qof muwaadin ah oo qawaaniinta iyo shuruucda dalku u jideeyeen in helo Card aqoonsiga dhalashada oo loo diidi karaa ma jiro, nidaam fudud oo sharci ah ayuu ku qaataa, waayo sharciga ayaa siiyey". Agaasimaha Waaxda Warfaafinta W. Arimaha gudaha JSL. Cabdilahi Caarshe

    "Ma jiro qof muwaadin ah oo qawaaniinta iyo shuruucda dalku u jideeyeen in helo Card aqoonsiga dhalashada oo loo diidi karaa ma jiro, nidaam fudud oo sharci ah ayuu ku qaataa, waayo sharciga ayaa siiyey". Agaasimaha Waaxda Warfaafinta W. Ar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ma jiro qof muwaadin ah oo qawaaniinta iyo shuruucda dalku u jideeyeen in helo Card aqoonsiga dhalashada oo loo diidi karaa ma jiro, nidaam fudud oo sharci ah ayuu ku qaataa, waayo sharciga ayaa siiyey". Agaasimaha Waaxda Warfaafinta W. Arimaha gudaha JSL. Cabdilahi Caarshe
Hargeysa(xogreeb.com)-"Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, waxay xafiday oo ay ilaalisay xogta aqoonsiga Muwaadinka ee nidaamka qaadashada Card dhalashada (National  Identity Card) ee cadaynaya muwaadinimada qofka, waana waajib sharci oo Wasaaradda Arimaha Guduhu sideeda uga soo baxday, bulshaduna mahadisay.
Ma jiro qof muwaadin ah oo qawaaniinta iyo shuruucda dalku u jideeyeen in helo Card aqoonsiga dhalashada oo loo diidi karaa ma jiro, nidaam fudud oo sharci ah ayuu ku qaataa, waayo sharciga ayaa siiyey. Ma jiro qof aan sharciga dalku u ogolaan in uu qaato Card ka dhalashada oo qaadan karaa waxkasta uu sameeyo sifo sharci darro ah kuma qaadan karo, waayo sharciga ayaa u diiday.
Hadaba haddii aad aragtid qof facebuuga ka qaylinaya oo leh Card kii dhalashadaa la ii diiday, waa qof nidaam sharci darro ah wax ku doonaya, taasina dhici mayso, qolada facebuuga dadka noocaas ah kala qiiroonaysa iyaga oo aan waxba iska hubsan waxaan leeyahay wararka beenta ah ha la qiiroonina.
Gabadhii facebuuga ku cabatay warkeedii waxaa soo afjaray Dawladda Hoose, taasi ka hadal malaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured