Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu hoggaaminayo oo kormeeray Mashaariic Muhiim ah oo xukuumaddu ka hirgelisay Seeraha Aroori iyo deegaankaKaba-dheere

0
Monday February 28, 2022 - 02:14:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu hoggaaminayo oo kormeeray Mashaariic Muhiim ah oo xukuumaddu ka hirgelisay Seeraha Aroori iyo deegaankaKaba-dheere

    Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu hoggaaminayo oo kormeeray Mashaariic Muhiim ah oo xukuumaddu ka hirgelisay Seeraha Aroori iyo deegaankaKaba-dheere

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu hoggaaminayo oo kormeeray Mashaariic Muhiim ah oo xukuumaddu ka hirgelisay Seeraha Aroori iyo deegaankaKaba-dheere
Burco/(Xogreeb.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee Gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, aya maanta kormeeray banka seeraha Aroori ee duleedka Burco oo ay xukuumaddu u furtay xoolaha deegaankaas ku dhaqan iyo ceel biyood iyo isla seeraha dhexdiisa laga hirgeliyey oo dadka iyo duunyaduba ka cabbaan.
Sidoo kale, madaxweyne-ku-xigeenka iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa kormeeray ceelal riig ah oo ay xukuumaddu ka hirgelisay deegaanka Kabo-dheere ee duleedka Burco, kuwaas oo ay dadka iyo duunyaduba si joogto ah uga cabbaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured