Wafti Sare oo u Hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland oo Kulamo Wada-shaqayneed Kula Yeeshay Saylac Ciidamada kala duwan ee Somaliland...

0
Tuesday February 15, 2022 - 02:50:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Sare oo u Hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland oo Kulamo Wada-shaqayneed Kula Yeeshay Saylac Ciidamada kala duwan ee Somaliland...

    Wafti Sare oo u Hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland oo Kulamo Wada-shaqayneed Kula Yeeshay Saylac Ciidamada kala duwan ee Somaliland...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Sare oo u Hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland oo Kulamo Wada-shaqayneed Kula Yeeshay Saylac Ciidamada kala duwan ee Somaliland...
Jabuuti(Xogreeb.com)-Wafti uu hoggaaminaayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Janaraal Dayib, ayaa Shalay Safar shaqo ku yimi Magaalo-xuduudeeda Lawyo-caddo.
Waftiga ayaa waxa halkaa kusoo dhoweeyey Gudoomiyaha gobolka Seleel, Md. Mawliid iyo madax-sare oo ka kala Tirsan laamaha Dawlada ee gobolka Seleel.
Waftiga ay hoggaaminayeen Safiirka iyo Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Janaraal Dayib, ayaa waxay Kulamo Saacado socday Kula yeesheen, Ciidamada kala duwan ee Somaliland ee xuddudaha Somaliland iyo Jabuuti u dhaxaysa ku sugan, waxanay si weyn uga wada-hadleen fudaydinta isku socodka Badeecadaha u kala gudba labada qaran ee Somaliland iyo Jabuuti, iyo weliba Wada-shaqaynta labada ciidan iyo dawladeed.
Si kastaba ha ahaatee, isku Wada-shaqaynta Somaliland iyo Jabuuti, ayaa ah mid sanaad walba kor u kacaya, iska markaana sii laban-laabmaya Xidhiidhka Saaxibtimo ee labada Dawladood Jabuuti iyo Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured