"Abbiy Axmed Wuxuu ka Baxay Garabkii uu La-lahaa farmaajo iyo Asayas...Wuxuuna ku Xidhmay Kuwii ay kala fogaayèen".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Tuesday February 08, 2022 - 00:16:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Abbiy Axmed Wuxuu ka Baxay Garabkii uu La-lahaa farmaajo iyo Asayas...Wuxuuna ku Xidhmay Kuwii ay kala fogaayèen".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Abbiy Axmed Wuxuu ka Baxay Garabkii uu La-lahaa farmaajo iyo Asayas...Wuxuuna ku Xidhmay Kuwii ay kala fogaayèen".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Abbiy Axmed Wuxuu ka Baxay Garabkii uu La-lahaa farmaajo iyo Asayas...Wuxuuna ku Xidhmay Kuwii ay kala fogaayèen".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Hargeysa(Xogreeb.com)-"Shaydaan ayaa la sheegay markuu shaqsiga luminaayo, rafiiq buu la noqdaa xumaantana wuu u qurxiya, Marka ay gaadho gebagebadii wadadii ay mareen inay cidhib-teedu xun tahay, Shaydaanku garabkii qofkaas ayuu ka baxaa, wuuna ku dafiraa dhamaan wixii uu qurxin jiray, waxan is idhi bahasha aynu u naqaano siyaasada ayaa ah Camal ku lug leh acmaasha laga keenay camalul shaydàanka, Tusaalena waxaa inoogu filan siyaasadii ay heshiiska ku ahaayèen Abby, farmaajo, & Asayas.
Abby wuxuu ka baxay garabkii uu la ahaa farmaajo iyo Asayas, wuxuuna ku xidhmay kuwii ay kala fogaayèen, waxayna isku dafirsan yihiin wixii ay wada galeen, wuxuuna raali ka yahay inuu maxkamadii xasuuqa lagu qaado, asayas iyo Amxaaro, sidoo kalena waa ka tàageeray Djabouti kursigii ay ku loolamayeen Somalia.
Waxaana Muuqata inuu soo dhawaynayo Somaliland & tegree, Amxaaro & canfarna iyo areteriana fogaynaayo, waxaynu odhan karnaa 
Heshiiska iyo Colaada siyaasaduba waa camalada Shaydaan koo kale, waxaana hal ku dhigeedu yahay ( Saaxiib joogto ah malaha Siyaasadu ee Dan- jòogto ah ayey leedahay).
Maalin walba waxaynu aragnaa nin weyn oo wax ina lahaa shalay kuna celcelinaayey, oo Saakana wax wixii ka soo horjeeda ina leh. Oo aad is odhanayso miyaanuu khajilayn ninku, mise wuu waashay, shaw waxan ayaaba ah waxan meel loogu soo hagaagoba lahayn.
Wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured