"Xubno kamid ah Gollaha Wakiiladda Jsl waxa ay Qalad ka fahmeen Shaqadda Iyo awooddaha Dastuuriga ah ee Gollaha wakiiladda ee Ku cad Qodabadda 53 , iyo 54 ee Dastuurka".Wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Liibaan Gaaxnuug.

0
Tuesday February 08, 2022 - 00:12:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xubno kamid ah Gollaha Wakiiladda Jsl waxa ay Qalad ka fahmeen Shaqadda Iyo awooddaha Dastuuriga ah ee Gollaha wakiiladda ee Ku cad Qodabadda 53 , iyo 54 ee Dastuurka".Wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Liibaan Gaaxnuug.

    "Xubno kamid ah Gollaha Wakiiladda Jsl waxa ay Qalad ka fahmeen Shaqadda Iyo awooddaha Dastuuriga ah ee Gollaha wakiiladda ee Ku cad Qodabadda 53 , iyo 54 ee Dastuurka".Wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Liibaan Gaaxnuug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xubno kamid ah Gollaha Wakiiladda Jsl waxa ay Qalad ka fahmeen Shaqadda Iyo awooddaha Dastuuriga ah ee Gollaha wakiiladda ee Ku cad Qodabadda 53 , iyo 54 ee Dastuurka".Wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Liibaan Gaaxnuug.
Hargeysa(Xogreebnews)-"Xubno kamid ah  Gollaha Wakiiladda Jsl waxa ay Qalad ka fahmeen Shaqadda Iyo awooddaha Dastuuriga ah ee Gollaha wakiiladda ee Ku cad Qodabadda 53 , iyo 54 ee Dastuurka.
 Xeer Hoosadka Golaha wakiiladu wa xeer gaar u ah hagida iyo maamulida shaqada  Golaha, Mana siin karo Golaha wakiilada awood Fulineed oo ka baxsan inta dasduurku siiyay.
Xildhibaanadda Qaarkood sida ay u dhaqmayaan waa (I Arkaay I maqlaay) aan masuuliyadi iyo xikasnimo midna ku dheehnayn.
Wasiir, iyo Masuul Qaran  oo kale toona  Kalsooni Kalama Noqon Karaan Magacaabidda iyo Xil ka qaadistu waa  awoowdaha Fulineed ( Executive power) Ee Madaxwaynaha Qaranka u gaarka ah.
Xukuumad ahaan wanu so dhawaynaynaa isla xisaabtanka iyo isu dheeli tirka ( check and balance) dhadhaaradda  dawlada si wafaqsan sharciga iyo Dastuurka dalka.
Dhacdooyinka ka soo fulaya xubno kamidda Xildhibanaad waxa ay wax u dhimaysaa Haybadda iyo Sharfta Gollah Wakiilada.
Waxa ay  xumayn kartaa wadda shaqaynta Labada Dhadhaar ee Fulinta Iyo Sharci Dejinta.
Shar-Gudban.
Wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Liibaan Gaaxnuug.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured