Agaasimaha Guud Maxamed Yuusuf Ismaaciil Oo Aan Dhawr Jeer ka Codsadey In Aan Xaqeyga Hello, Waxa Uu Abaal Gud Iiga Dhigey Inuu Iga Joojiyo Shaqadii Aan Qarranka Mudada Dheer Usoo Hayay"Suxufi Samakaab.

0
Sunday February 06, 2022 - 00:53:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud Maxamed Yuusuf Ismaaciil Oo Aan Dhawr Jeer ka Codsadey In Aan Xaqeyga Hello, Waxa Uu Abaal Gud Iiga Dhigey Inuu Iga Joojiyo Shaqadii Aan Qarranka Mudada Dheer Usoo Hayay"Suxufi Samakaab.

    "Agaasimaha Guud Maxamed Yuusuf Ismaaciil Oo Aan Dhawr Jeer ka Codsadey In Aan Xaqeyga Hello, Waxa Uu Abaal Gud Iiga Dhigey Inuu Iga Joojiyo Shaqadii Aan Qarranka Mudada Dheer Usoo Hayay"Suxufi Samakaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Agaasimaha Guud Maxamed Yuusuf Ismaaciil Oo Aan Dhawr Jeer ka Codsadey In Aan Xaqeyga Hello, Waxa Uu Abaal Gud Iiga Dhigey Inuu Iga Joojiyo Shaqadii Aan Qarranka Mudada Dheer Usoo Hayay"Suxufi Samakaab.

Hargeysa (Xogreeb.com)-Suxufi Mustafe Axmed Samakaab oo mudo 7sano ku dhow tvga qaranka Somaliland kaga shaqaynayay shaqaale temporary ah ayaa waxaa shaqadii uu qaran mudadaa intaa leeg iskaa wax uqabso ugu soo shaqaynayay qaranka Somaliland iyo warbaahinta dawlada ayaa waxa shaqadii ka joojiyay agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta mudane Maxamed Yuusuf isagoo aan usheegin waxa uu ku mudaystay shaqo ka caydhinta uu ku sameeyay.

 

 

Saxafi mustafe Axmed Samakaab oo u shaqeeya xirfadaha Carama Man, wariye wararka tabiya, Editor ismarkaana aan la shaqaalaysiin mudada intaa leeg uu ka hawlgalayay tvga qaranka ayaa baahiyay qoraal uu kaga hadlayo tacadi iyo shaqo ka joojin uu kula kacay gaasimaha Guud ee wasaarada warfaafinta Somaliland.

Qoraal uu wariye samakaab ka qoray tacadiga agaasimaha guud ayaa udhignaa Sidan;

Dulmi-diid

"Waxaan ka xumahay Anigoo mudo dheer oo todoba sano ah  usoo shaqeynayay Telefishanka Qaranka jsl, islamarkaasina ahaa shaqaalaha Temporilyga ah ee warfaafinta in uu shaqadii iga joojiyey Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Maxamed yuusuf ismaaciil.

Shaqaalaha mudadaasi dheer temporilyga ku shaqeynaynay kaligay maaha ee waxaa jira dhalinyaro badan oo ilo mid ah mudo dheerna wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi-gelinta ka shaqeynayay duruufo adag iyo Xaalado kala duwana kulasoo shaqeeyey.

Agaasimaha guud Dg Maxamed yusuf ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah islamarkaasina aan dhawr jeer ka codsadey in aan xaqeyga ka hello waxa uu abaal gud iiga dhigey inuu iga joojiyo shaqadii aan qarranka mudada dheer usoo hayay, markaan waydiiyey sababta uu iiga joojiyeyna uu ii sheegay inuu dhameynayo Hawshii aan xaqa u lahaa ee shaqaaleysiinta.

W/Q; Zuxufi Mustafe Axmed Samakaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured