"NIN KUU DIGAY KUMUU DILIN". Siyaasi Cali Guray

0
Monday January 31, 2022 - 22:41:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "NIN KUU DIGAY KUMUU DILIN". Siyaasi Cali Guray

    "War cad oo ay wadajir u soo saareen qaadhaan bixiyayaasha inaga taageera geedisocodka dimuqraadiyadda Somaliland, oo ah kuwii uu Madaxwayne Muse hore u waydiistay taageeradooda ee ka aqbalay inay ka taageeraan Doorashada Madaxtooyada". Siy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"War cad oo ay wadajir u soo saareen qaadhaan bixiyayaasha inaga taageera geedisocodka dimuqraadiyadda Somaliland, oo ah kuwii uu Madaxwayne Muse hore u waydiistay taageeradooda ee ka aqbalay inay ka taageeraan Doorashada Madaxtooyada". Siyaasi Cali Guray
"NIN KUU DIGAY KUMUU DILIN". Siyaasi Cali Guray.
War cad oo ay wadajir u soo saareen qaadhaan bixiyayaasha inaga taageera geedisocodka dimuqraadiyadda Somaliland, oo ah kuwii uu Madaxwayne Muse hore u waydiistay taageeradooda ee ka aqbalay inay ka taageeraan Doorashada Madaxtooyada, oo sidii uu u cadeeyay ku qabsoomi doonta wakhtigeeda. Qoraal ay maanta soo saareen waxay ku talinayaa in siyaasiyiinta Somaliland iyagoo wadajira ay soo saaraan khariidadda tubta doorashooyinka Somaliland ka qabsoomi doona sanadkan, iyadoo la raacayo Dastuurka iyo Xeerarka Somaliland, diiwaangelintana hadda la bilaabo.
Xaaladda dhinacyada uu qoraalkani khuseeyo waynu og nahay in labada xisbi ee mucaaridka maqifkoodu yahay sida ay ku talinayaan qaadhaan bixiyayaasha muddada dheer inaga soo taageerayay doorashooyinka, haddadan lafteedana cadeeyay in ay inaga taageeri doonaan ayaa werwer badan laga qabi karaa in Madaxwayne Muuse la qaadan doono iyo in uu ku gacan saydhi doono xaalkuna ku dambayn doono ila meerayso iyo in labada doorasho ee dastuuriga ahi aanay ku qabsoomi wakhtiyadoodii. Taasina waa DIB BAA LOO GUURAYAA iyo kordhista anigana ii kordhiya uun saw maaha dee? Taasina dan uma aha Somaliland, waayo kuwan ka talinaya danta Somaliland waa kuwa xiligan diyaarka u ahaa in ay dabada ka riixaan aqoonsiga Somaliland. 
Madaxwaynaha Somaliland waxay ahayd in dantiisu ay ahaato danta dadkiisa oo hore ayaa loo yidhi waxa umusha dan u ah ayaa ilmahana dan u ah.
CALIGUREY
SOMALILAND,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured