"Waxaa Wax lagu Qoslo ah Marka Faysal oo Saddex jeer is sharaxay oo Dhacay 20 Sano dadka maalin walba lahaa Haddana Waykan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Sunday January 30, 2022 - 21:57:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaa Wax lagu Qoslo ah Marka Faysal oo Saddex jeer is sharaxay oo Dhacay 20 Sano dadka maalin walba lahaa Haddana Waykan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Waxaa Wax lagu Qoslo ah Marka Faysal oo Saddex jeer is sharaxay oo Dhacay 20 Sano dadka maalin walba lahaa Haddana Waykan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa Wax lagu Qoslo ah Marka Faysal oo Saddex jeer is sharaxay oo Dhacay 20 Sano dadka maalin walba lahaa Haddana Waykan". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Hargeysa(Xogreeb.com-"Waxaa wax lagu qoslo ah Marka Faysaloo Sadex jeer is sharaxay oo dhacay 20 Sano dadka maalin walba lahaa haddana waykan, uu intuu soo hor-fadhiisto dadkii Samaystay Dimoqraadiyada lagu luuqaynayo, uu yidhaahdo kan iyo keer, waxaynu Maqli jirnay ilayn niman Xishoonayn dagaal xeeli kama hayso.
Haddaba faysalow dimoqraadiyadi adigay kugu dhimatay, kursi jacaylna adiguu kugu dhintay, meel la yeeshaana adigay kugu dul-kuftay, Cida Ururada horena looga furtay, iminkana laga furanayaa waa adiga, Mansabyadii Siyaasada Somaliland loo marayey garab baa naafo ahaa 20 kaa aad dul taagnayd dibna uma sii ahaan karayo, yaanay talo ku seegin.
Wuxuu yidhi( Shan afraad shan afraad birta kii aslaa orri daydayee aroosow magacaa) adigii labaatan naga dul dhookaysnĂ a ayaa dimoqraadiyad daydayee, magaceed ta aad rabto, Bulshadu waxay iska soo taagtay meel.qof leeyahay.Markaad aragto inaanu faalkaagii yara soconayna dadkaa dhinaca raacaaye laysma soo taago.wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured