Arrinta Citiraafka Somaliland Ee ka dhalatay Dooda Baarlamaanka Engiriiska waxaa ka soo baxay Qodobo Dhawra oo wax ku qaadashadeeda leh kuwaasoo kala ah. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Saturday January 22, 2022 - 23:48:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arrinta Citiraafka Somaliland Ee ka dhalatay Dooda Baarlamaanka Engiriiska waxaa ka soo baxay Qodobo Dhawra oo wax ku qaadashadeeda leh kuwaasoo kala ah. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Arrinta Citiraafka Somaliland Ee ka dhalatay Dooda Baarlamaanka Engiriiska waxaa ka soo baxay Qodobo Dhawra oo wax ku qaadashadeeda leh kuwaasoo kala ah. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrinta Citiraafka Somaliland Ee ka dhalatay Dooda Baarlamaanka Engiriiska waxaa ka soo baxay Qodobo Dhawra oo wax ku qaadashadeeda leh kuwaasoo kala ah. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
1. Inay Godka kasoo wada baxaan isna muijiyeen Raggii Malafsiga bartay ee Magaca Midnimada Somali-weyn ku dulmiyey Somalidii kale,  loona nacay loogana tegay, una arka Inay dulmigooda qasab kaga dhigaan dadka.(Daarood).( Doqon Milantay iyo geesi Malafsi bartay Dhexdooda ayaa midaamo ka dhacdaa).
2. & kuwo dulmigu ku dhacay iyaba, oo aan lahayn hadaf ay dulmiga ku diidan yihiine, arrintooduna tahay yaan laydiin kala tegin nimankan dulmiga u Saaxiibka ah, ee halagula qabo dulmiga.( hawiye).waana kuwa imimka Muqdisho oo deegaankoodii, sida loogu gelaayo aad arkayso.
3. Iyo Qayb Sadexaad oo aan dhamaba lagu tirinayn, una eeg dadka marka la xisaabo qaar aan Cadaabna la geyn, janona la geyn oo meel dhexe la dhigo.
Waayo, haddii ay jiri lahaayeen kuwo ay ka dhab tahay oo u arka inay sharaf iyo karaamo tahay midnimada Umadu, waxaa la heli lahaa hore iyo Dambayso, Cid ay qiimo la leedahay oo ilaalisa Cadaalad, sharaf, Sinaan iyo Midnimo Umada ku haga oo  Himilo wanaagsan.Xambaarsan.
Haddaba kuwa dulmigaas ku koray ee ay Somali weyn 60 kaa Sano u ahayd Qol ay  dadka ku baadhaan, waxan odhan lahaa, haddii intii hore aan laydiin raacin, oo laydiin dhaafay, Tan dambe Abaalkeeda ayaa laydin marinayaa ee Dadka ha is xasuusina, wabilaahi tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured