"Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan,". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

0
Tuesday January 18, 2022 - 22:31:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan,". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

    "Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan,". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan,". Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun
Hargeysa(Xogreebnews)-"Muwaaddiniinta Somaliland, maanta oo kale ha muujiyaan midnimadooda oo  Madaxweynahoodana ha isbarbar taagaan, caalamkana ha tusaan calankooda iyo ciiddoodu in ay ictiraaf rabaan.
Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliya waxa aan leeyahay.
"Somaliland socotay, duniduna waxa ay ka doodaysa doorashooyinkeedi mucjisada ahaa, dimuquraaddiyada ka hana qaaday iyo dareenka dadkoodu ku rabaan ictiraaf ay caalamka ka helaan. Adiga iyo Xukumaddaada uma taalo xasarad iyo xadgudub aad u geysaneysaan xuquuqda Somaliland caalamka ku leedahay, laakiin waxa idinla gudboon inaad xasiloonida Xamar ka shaqeysaan oo aad ilaalisaan nafaha qaaliga ah ee shacabka sharafta lehe cashuurtooda huteellada ku cuntaan ee aan adeeg dawladdeed iyo Amni taam ah idinka hellin." Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured