Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!...

0
Monday January 17, 2022 - 23:21:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!...

    Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!... ADIS ABABA(Xogreeb.com)- Weftigii uu hoggaamiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibadda Dalka  Ethiopia, iyagoo u gogol xaadhaya safarka Madaxwaynaha Somaliland maalinta berri ah ku tagi doono Addis Ababa.

 

 

Wasiirka Arrimaha dibada Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo xubno ka yihiin Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo Marwo Edna Adan ergayga Ictiraaf raadinta Somaliland ayaa xafiiskiisa kula kulmay Wasiirul dawlaha arrimaha Dibadda Dalka Itoobiya Riwaan Xuseen taasi oo gogal xaadh u ah Safarka Madaxwaynaha Jsl ku tagayo dalkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured