Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Wasiir Xasan Mawliid Axmed oo ku geeriyooday Hargeysa.

0
Thursday January 06, 2022 - 01:42:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Wasiir Xasan Mawliid Axmed oo ku geeriyooday Hargeysa.

    Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Wasiir Xasan Mawliid Axmed oo ku geeriyooday Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Wasiir Xasan Mawliid Axmed oo ku geeriyooday Hargeysa.
Wuxuu ahaa oday nabadeed, afgaaban oo samotalis ah mudo badan kusoo jiray siyaasada Somaliland xiliyadii adkaa kaalin muhiima ka soo qaatay nabadayntii iyo dib u dhiskii dalka, isagoo xilal ay ka mid ahaayeen wasiirka warfaafinta ee xukuumaddii AHU Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo safiirka dalalka France iyo Jabuuti oo uu ahaa wakhtigii xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu marxuumku qarankiisa ugu soo shaqeeyey.
Waxaynu Rabbi uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured