"Saamaynta Taban Ee uu Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Ku Yeelan Karo Miisaanka Qaadka Ee Ay Dhawaan Wasaaradda H.maaliyadda JSL Keentay" Xildhibaan Axmed Ciisood oo kamid ah Golaha deegaanka degmada Gabiley.

0
Friday December 31, 2021 - 01:36:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Saamaynta Taban Ee uu Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Ku Yeelan Karo Miisaanka Qaadka Ee Ay Dhawaan Wasaaradda H.maaliyadda JSL Keentay" Xildhibaan Axmed Ciisood oo kamid ah Golaha deegaanka degmada Gabiley.

    "Saamaynta Taban Ee uu Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Ku Yeelan Karo Miisaanka Qaadka Ee Ay Dhawaan Wasaaradda H.maaliyadda JSL Keentay" Xildhibaan Axmed Ciisood oo kamid ah Golaha deegaanka degmada Gabiley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Saamaynta Taban Ee uu Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh Ku Yeelan Karo Miisaanka Qaadka Ee Ay Dhawaan Wasaaradda H.maaliyadda JSL Keentay" Xildhibaan Axmed Ciisood oo kamid ah Golaha deegaanka degmada Gabiley.
"Miisaanka Ee lagu miisaamo qaadka ee ay keentay Wasaaradda maaliyadu kastamka kalabaydh ee ay shirkadu leedahay, lana doonayo inuu shaqeeyo sanadka cusub 
Wuxu meesha ka saarayaa shaqaale badan Oo muruq maal ah isla markaana ay noloshoodu ku tiirsan tahay.
masuuliyadda dawladdu waa inay bulshada shaqo abuur u samayso ee maaha inay shaqo dhimis ku samayso.
Bulshada kalabaydh waxay marka hore ku dulmanayd dakhliga kastamka ka soo gala dawlada dhexe oo aanay waxba kaga soo noqon.
Wasiirka Maaliyada waxaan leenahay miisaanka shirkadeedii u celi.
Reer kalabaydhna waxaan leenahay ka tashada oo u midaysnaada wixii noloshiina taabanaya.
Xildhibaan Axmed Ciisood Axmed.
Mudane ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley


Wa bilaahi tawfiiq ......


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured