Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Gudaha Safaaradda Somaliland ee Jabuuti Kusoo Dhoweeyey Masuuliyiin sare oo Xilal Muhiim ah kasoo Qabtay Hargeysa iyo West London...

0
Monday December 27, 2021 - 23:36:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Gudaha Safaaradda Somaliland ee Jabuuti Kusoo Dhoweeyey Masuuliyiin sare oo Xilal Muhiim ah kasoo Qabtay Hargeysa iyo West London...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Gudaha Safaaradda Somaliland ee Jabuuti Kusoo Dhoweeyey Masuuliyiin sare oo Xilal Muhiim ah kasoo Qabtay Hargeysa iyo West London...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Gudaha Safaaradda Somaliland ee Jabuuti Kusoo Dhoweeyey Masuuliyiin sare oo Xilal Muhiim ah kasoo Qabtay Hargeysa iyo West London...
Jabuuti(Xogreeb.com)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa dalka Jabuuti iyo Xarunta Safaaradda Somaliland ee Jabuuti kusoo dhoweeyey masuuliyiin sare oo ay kamid yihiin laba Maayir oo soo kala xukumay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco iyo Maayirkii hore west London Dr. Cabdilahi Axmed Guuleed iyo haldoor kale oo saamayn leh.
Masuuliyiinta Safaaradda booqday ayaa kala ahaa, Dr Abdilahi Ahmed Gulaid oo ah Mayorka West London, Mayorkii hore ee caasimada J.S.L . Abdirahman Solteco, Khadar Ibrahim Hasan Dalab, Ahmed Hussein Ahmed Gulaid iyo Mohamed Muuse.
Sidaasna waxa Lagu sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, kaaso u dhigan sidan. 
"...Waxaan maanta na Soo booqday Safaarada Somaliland ee Djibouti 27/12/2021 Dr Abdilahi Ahmed Gulaid oo ah Mayorka West London, Mayorkii hore ee caasimada J.S.L . Abdirahman Solteco, Khadar Ibrahim Hasan Dalab, Ahmed Hussein Ahmed Gulaid iyo Mohamed Muuse".
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa ah shaqsi saamayn weyn ku leh dalka Jabuuti, isla Markaana Meeqaamka safaaradda Somaliland waxa uu ka dhigay mid Lamid ah safaaraddaha kale ee Diblumaasiyadeed ee ku yaala Dalka Jamhuuriyada Jabuuti.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured