Nin sharciga dalka ka weeyni Majiro. Qalinkii Garyaqaan Cumar Xaashi.

0
Saturday December 25, 2021 - 22:15:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin sharciga dalka ka weeyni Majiro. Qalinkii Garyaqaan Cumar Xaashi.

    Nin sharciga dalka ka weeyni Majiro. Qalinkii Garyaqaan Cumar Xaashi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin sharciga dalka ka weeyni Majiro. Qalinkii Garyaqaan Cumar Xaashi.
Xisbiyadu way furanyihiin,Muse,Ciro,iyo Faysal ka xanibikara dadka doonaya in ay ururo furtaan majiro,nin walba sharciga ayaa ka sareeya,Dalka waa loo siman yahay cid gaar loogu xidhayaa majirto,Dalku waa democracy waa la tartamayaa ninka Somaliland publication badan oo Madaxweeyne u doorta ku haystaa Tartanka soo gal,Xisbiyada waa loo siidiyaargaroobayaa,Bisha May/22 waxaa bilaabmaysa wakhtigii diiwan gelinta nin jooji karaana  ma jiro ,waa sidii sharcigu dhigayey, wiilkan
 Abtiga aan u ahay ee Abdirizak Khaliif Abti golaha Xeerarka u yaal ,iyo Dastuurku Ha shaqeeyo,cidii jebisa distoorka xitaa Haddii uu Madaxweeynaha yahay waan taageersanahay,in xilka laga qaado,waayo haddii sharciga la dhaafo wax ka xun baa looga dhacayaa,dalku jirimaayo.Golaha cusub ee barlamaanka waxaan leeyahay meeshii ma aha xisbiyadii ee waa Golihii dalka indhaha u ahaa,malaa meesha khaladbaa laydinku keenay ee dadkii golahan u qalmey maysoo fadhiisan,Waxan aad samaynaysaan wax ka wacan baa laydinka eegayey,ogaada dadku waa dad ilbaxa oo in badani idinka taqaan Xeerarkan aad ku dhexjirtaan,xitaa dadkii qoraybaa nool oo jooga ee qodob walba hore uga soo doodey,Talo iska hubsada xeerarka inta aydaan mediaha tegin,arimihiinana golihiina kaga dooda oo ku dhamaysta.  Ciro horr ayuu gardaro ereyo Khalad ah uu ugu dhawaaqay oo dad ku dhintay,Abdiraman sharcigana waad garanwaayey,Tartan baad xaq u leedahay nin kuu diidikaraana majiro,adiguna dadka 10 sano sugayey u madiidikartid marka 10kiina sano aad dhamaysataan shrcigu habeen idiinku darimaayo,lixbilood in Ururada diwangelintooda iyo diyaargarowgooda la furo a waa sharci,ma sidaas ayaad Somaliland Madaxweeyne kaga rabtaa(Miyaynu teelaarde?) Hadaad sharciga ga diido yaad sharcidaro markartaa? Xeerarku Afsomali ayay ku qoranyihiin xitaa dadka aan sharciyaqaanada ahayn ayaa fahmaya sida saxa ah oo garanaya.Wa bilaahi towfiiq.Garyaqaan,Cumar Xaashi,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured