Siyaasi Maxamed Qarbooshe oo isbarbar-dhig Ku Sameeyey Soo Dhoweytii Madaxweynaha JSL ee Saaxil iyo Soo Dhoweyntii Musharaxa Madaxweynaha Waddani ee Madaarka Hargeysa....

0
Thursday December 23, 2021 - 19:54:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamed Qarbooshe oo isbarbar-dhig Ku Sameeyey Soo Dhoweytii Madaxweynaha JSL ee Saaxil iyo Soo Dhoweyntii Musharaxa Madaxweynaha Waddani ee Madaarka Hargeysa....

    Siyaasi Maxamed Qarbooshe oo isbarbar-dhig Ku Sameeyey Soo Dhoweytii Madaxweynaha JSL ee Saaxil iyo Soo Dhoweyntii Musharaxa Madaxweynaha Waddani ee Madaarka Hargeysa....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamed Qarbooshe oo isbarbar-dhig Ku Sameeyey Soo Dhoweytii Madaxweynaha JSL ee Saaxil iyo Soo Dhoweyntii Musharaxa Madaxweynaha Waddani ee Madaarka Hargeysa....
Hargeys(xogreeb.com)-"..Soo dhawaynta madaxwaynaha mustaqbalka dr cabdiraxmaan maxamed  cabdilaahi (cirro) oo lagu soo dhaweeyay egal international Airport iyo soo dhawaynta madaxwaynaha hadda jooga isagana lagu soo dhaweeyay magaalada berbera isagoo u yimi meel garoon lagu ciyaarayo oo ay isugu imanayaan Shanta gobol iyo gabiilay, iyadoo ay dalka ka jiraan abaaro iyo biyo la'aan iyo baad la'aan dadkuna ay maqlayeen dhawaaqa dadka cabashada xoogan ka soo yeedhayso waxaan intaa raacinayaa waxa kale oo jira muran siyaasadeed oo xoog badani dalka ka jiro halka xitaa golihii baarlamanka ee ladoortay u ekaadeen niman aan fahmin xilkoodi ama ay ka xoog roonaatay qabyaaladda iyo cunfiyada kale ,  madaxwaynaha somaliland oo laga sugaayay doorashadii ayaa dalkii isaguna god ku sii riday si uu kursiga quruxda badan ee madaxtooyada ugu sii fadhiyo,  ama sidii boqoradii carabta uu geerida ku sugo , waxaa kale oo la sheegayaa inuu jab la maagan yahay ama uu kala dirayo Commission ka doorashooyinka dalka oo aan xilkoodi dhamaan 
Si loo qayliyo hadana oo la yidhaahdo (xaydba la ilow) 
Amuurtii dhacdaba tii danbaa lagu ilaawaaye
Maantana ishii kali ahayd somaliland miyaa beeshay.
Waxaa kaliya oo aynu haysanaa waa in doorashooyin la qabtaa,  mid degaan,  mid baarlamaan,  mid madaxtooyo, iyo guurtida oo aa weli la qaban iyadoo loo raacayo hab aan doorasho ahayn oo xulid ah,  waxaa kale oo aynu ku kala seconay distoorka dalka ee aynu isku maamulaynay mudadii 30ka sanadood ahaa hadii uu distoorki marna nin yidhaahdo I le'egkaysiiya sidaasi dhaawac siyaasadeed ayaa inaga soo gaadhaya iyo muran qabyaaladaysan, kala qoqob iyo nacayb badan.
Hadal iyo dhamaan doorashadii waxaa ka hadhay 288 habeen ee haku dhiirado madaxwaynahu oo ha qabto oo yaanu dalka iskaba raacinin.
Mohamed Abdillahi qarbooshe 
Telephone no 4446335



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured