"Allah Ha Uga Sahlo Somaliland, Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay" Siyaasi Cali Guray.

0
Tuesday December 21, 2021 - 02:29:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Allah Ha Uga Sahlo Somaliland, Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay" Siyaasi Cali Guray.

    "Allah Ha Uga Sahlo Somaliland, Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay" Siyaasi Cali Guray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Allah Ha Uga Sahlo Somaliland, Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay" Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(Xogreeb)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf "Cali Guray” oo Kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka falooda Xaalada siyaasadeed ee Somaliland ayaa ka dayriyay Habdhaqanka iyo muranka horta leh ee ka dhextaagan golaha Wakiilada Somaliland ee dhawaan ay shacabku soo doorteen.
Sidoo kale siyaasi Cali Guray ayaa sheegay in hadii xaalka golaha Wakiiladu sidan sii ahaado oo calaa cali doono golihii hore oo sida uu sheegay cidlo ahaa, kuwana la odhan doono ciirsiladii ay cidladu dhaantay.
Siyaasi Cali Guray ayaa qoraal kooban oo uu golaha wakiilada kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga Wuxuna udhignaa Sidan;
"Allah Ha Uga Sahlo Somaliland Xildhibaanadii Ay Dadku Gacmahooda Ku Doorteen. Hadii Golihii Hore Cidla’ Ahaa Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay. Ilaahayow Sharkooda Na Mooti Waxa Kuwan Ka Soo Dhegawayn”.Siyaasi Cali Guray ayaa sidaasi yidhi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured