"Waxa Baahi lama Huraana inaynu Helno Xisbiyo loo dhan yahay oo Siyaasadoodu Cadahay".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Monday December 20, 2021 - 23:21:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa Baahi lama Huraana inaynu Helno Xisbiyo loo dhan yahay oo Siyaasadoodu Cadahay".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Waxa Baahi lama Huraana inaynu Helno Xisbiyo loo dhan yahay oo Siyaasadoodu Cadahay".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa Baahi lama Huraana inaynu Helno Xisbiyo loo dhan yahay oo Siyaasadoodu Cadahay".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Sida dherigu uu ugu baahan Sadex dhar-dhaar oo Siman, ee ay Nidaamka dawliga ahi u leeyahay Sadex instution oo kala madax banaan, ayay Bulshaduna u baahan tahay Sadex - Xisbi oo lagu kala doorto Mabaa,di aasaasiya,Sabata loogu talo-galay Sadexda xisbina Sidaa ayey ahayd, in arragtiyaha kala duwan ee ay Umad Meel wada degani yeelan kartaa ay ku soo ururi karto Sadex aragtiyood.
Haddaba waa hubaal inaan la helin xisbiyadii ku dhisnaa Mabaa,di daas,  waase la sii kala darnaa mar walba, sida markasta muuqanaysay, kaalinta ugu weyn ee Naafada ahayd Saaxada Siyaasada ee Somaliland, waxay ahayd Kaalinta uu ku jiro Xisbiga UCID , mar ay xisbiyadu ahaayeen ,UDUB, UCID, KULMIYE, Ilaa Iminka oo ay yihiin KULMIYE, UCID, WADANI, mana aha wax Sahlan arrintu waabaynu iska socon lahayn,haddii aynu haysano sadex dhardhaar oo aan fiicanayn, haddiise dhar-dhaar dhami meesha ka maqan yahay dhardhaarka jira wuu dhacayaa dherigu,.
Sidaa daraadeed midi waxa baahi lama huraana inaynu helno Xisbiyo loo dhan yahay oo siyaasadoodu Cadahay, oo bulshadu kala raacdo, midina waaba biyo biyo kama dhibcaan inay noqdaan Sadex kala duwan.
Wabilaahi tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured