Casho-sharafeed uu Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti ku Maamusay Wasiirka Horumarinta Ganacsiga oo hawlo shaqo u Jooga Jabuuti...

0
Monday December 20, 2021 - 23:17:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Casho-sharafeed uu Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti ku Maamusay Wasiirka Horumarinta Ganacsiga oo hawlo shaqo u Jooga Jabuuti...

    Casho-sharafeed uu Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti ku Maamusay Wasiirka Horumarinta Ganacsiga oo hawlo shaqo u Jooga Jabuuti...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Casho-sharafeed uu Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti ku Maamusay Wasiirka Horumarinta Ganacsiga oo hawlo shaqo u Jooga Jabuuti...
Jabuuti(Xogreeb.com)-Waxa Caawa Kulan Casho-sharafeed ah ku Dhexmaray dalka Jabuuti Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Ganacsiga iyo Dalxiiska Sacad Saajin iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed. 
kulankan oo labada masuul iska Xog-waraysteen arimo badan, kuwasoo ay kamid yihiin Xidhiidhka Saaxibtimo ee labada Dawladood iyo sidoo kale sidii ay u Wada-shaqayn lahaayeen labada wasaaradood ee Ganacsiga labada dal.
Safiirka ayaa soo dhoweyn Balaadhan ku qaabilay Wasiirka oo hawlo shaqo u jooga Dalka Jamhuuriyada Jambuuti.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured