Madaxweyne Urdogan Iyo Raysal-wasaare Abiya Axmed Oo Qasriga Madaxtooyadda Dalka Turkiga Ku Kulmay, Maxay'se Ka Wadda Hadleen?.

0
Friday December 17, 2021 - 21:22:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Urdogan Iyo Raysal-wasaare Abiya Axmed Oo Qasriga Madaxtooyadda Dalka Turkiga Ku Kulmay, Maxay'se Ka Wadda Hadleen?.

    Madaxweyne Urdogan Iyo Raysal-wasaare Abiya Axmed Oo Qasriga Madaxtooyadda Dalka Turkiga Ku Kulmay, Maxay'se Ka Wadda Hadleen?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Urdogan Iyo Raysal-wasaare Abiya Axmed Oo Qasriga Madaxtooyadda Dalka Turkiga Ku Kulmay, Maxay'se Ka Wadda Hadleen?.
Stanbul (xogreeb.com)- Raysalwasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed Oo Safar Shaqo Ku Jooga Dalka, Ayaa Maanta Kulan Gaar Kula Yeeshay Xafiiskiisa Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Urdogan.
Raysal-wasaare Abiya Axmed, Ayaa Sidda Uu Ku Soo Qoray Bartiisa Facebook, Ayaa Sheegay Inay Madaxweynaha Dalka Turkiga Ka Wadda hadleen Xidhiidhka Ka dhexeeya Labadda Dal Ee Itoobiya Iyo Turkiga. Waxaanu Yidhi Raysal-wasaare Abiya Axmed, Isagoo Ka Hadlaya Shirka Gaar Ah Ee Dhexmaray Madaxweyne Urdogan "Aniga iyo Weftigaygu, Waxaanu Maanta la kulanay Madaxweyne Erdogan oo aan wadda yeelanay kulan Laba geesood ah oo ka dhinac socday Shirka #Turkey Africa Summit"
Abiya Axmed Oo Hadalkiisa Sii Waddaa, Wuxuu Intaa raaciyey Oo Uu Yidhi "Xidhiidhka taariikhiga ah ee labadeena dal waxa uu ahaa mid mar walba ku qotoma is ixtiraam. Iskaashigeenu wuu sii socdaa iyadoo ku saleysan ka-qaybgal wax-ku-ool ah".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured