Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!...

0
Tuesday December 14, 2021 - 02:34:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!...

    Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!...

HARGAYSA(Xogreeb)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharcaiyaqaanaada madaxbanaan ee somaliland ayaa sharaxaad sharci ka bixiyay halka uu salka ku hayo muran xildhibaanada golaha wakiilada ee xeerka furista ururada siyaasada iyo qalalaasihii uu sobobay ee keenay in xildhibaanada qaar isku faro saaraan.

Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaanadii golaha wakiilada ee loogu talo galay in ay doodaan ay mareen jidkale oo fadeexad ku ah golaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured