Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiir ku xigeenka W. Waxbaraashada Somaliland oo Hawlo Shaqo u Tagay Jabuuti...

0
Tuesday December 14, 2021 - 02:14:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay Wasiir ku xigeenka W. Waxbaraashada Somaliland oo Hawlo Shaqo u Tagay Jabuuti...

    Muxuu Wasiirku ka Yidhi Dedaalada Diblumaasiyadeed ee safaaradda iyo Xidhiidh Saaxibtimo ee labada Dawladood...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Wasiirku ka Yidhi Dedaalada Diblumaasiyadeed ee safaaradda iyo Xidhiidh Saaxibtimo ee labada Dawladood...
Jabuuti(Xogreeb.com)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa dalka Jabuuti kusoo dhoweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda waxbaraashada Somaliland Dr. Cabdinaasir Siciid Bustaale, oo hawlo shaqo hadda u tagay dalka Jamhuuriyada Jambuuti. 
Safiirka, ayaa Sidoo kale Wasiirka ku qaabilay Xarunta safaaradda Somaliland ee Jabuuti oo si weyn u qalabaysan, isla Markaana qabataa Dhamaan hawlaha Diblumaasiyadeed oo dhamaystiran.
Geesta kale, Wasiirku xigeenka Wasaaradda Waxbaraashada Somaliland Dr. Cabdixakiin Siciid Bustaale, ayaa si weyn uga mahad-celiyey soo dhoweynta Balaadhan ee Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed uu ku qaabilo markastaa haldoorka Somaliland iyo masuuliyiinta Xukuumadda.
Sidoo kale waxa uu Wasiirku Safiirka ku boggaadiyey guulaha Diblumaasiyadeed ee safaaradda Somaliland ee Jabuuti u gaadhsiiyey mudadii uu joogay Xafiista, waxanu hoosta la xariiqay in qaranku u ogyahay Safiirka kartida iyo daacadnimada uu ku shaqeeyey.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured