Maareeyaha Dekedaha JSL oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo Dhoweeyey Wafti Wasiiro ah oo ka Socda Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia...

0
Sunday December 12, 2021 - 01:27:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha JSL oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo Dhoweeyey Wafti Wasiiro ah oo ka Socda Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia...

    Maareeyaha Dekedaha JSL oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo Dhoweeyey Wafti Wasiiro ah oo ka Socda Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha JSL oo Gudaha Dekeda Berbera Kusoo Dhoweeyey Wafti Wasiiro ah oo ka Socda Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia...
Hargeysa(Xogreeb.com)Maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Md Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa kusoo dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera Wafti wasiiro ah oo ka socda Maamulka dawlad deegaanka Itoobiya. 
Waftiga Wasiirada ah ee ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, ee maanta uu Maareeyaha Dekedaha JSL kusoo dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera, ayaa si weyn ula dhacay Horumarka Dekeda Berbera ku Talaabsaday iyo xajmiga sare ee ay  qaabili karto Badeecadaha geeska Africa u kala gooshaya.
Sidaasna waxa Lagu sheegay Qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook Maareeyaha Dekedaha JSL Eng Siciid Xasan Cabdilahi. kaasoo u dhigan sidan.
"Waxa aannu ku soo dhawaynay Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, wefti uu  hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga JSL. Weftigan oo ka socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana hoggaaminaayay Wasiirka Ganacsiga Dawlad Deegaanka Soomaalida. 
Warbixin baannu ka siinay weftiga Horumarinta lagu sameeyey Dekedda Berbera gaar ahaan dhinaca Qalabka iyo Horumarinta Adeegyadda kala duwan ee ay bixiso Dekedda Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured