Hadhimo-sharafeed Magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed...

0
Wednesday December 08, 2021 - 01:38:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadhimo-sharafeed Magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed...

    Hadhimo-sharafeed Magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadhimo-sharafeed Magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed...
Hargeysa(Xogreeb.com)-Mulkiilaha Huteel Samer-tame Siciid Sheekh Cumar, ayaa Hadhimo-sharafeed ku Maamusay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo hawlo shaqo u jooga Dalkiisa Hooyo ee Somaliland gaar ahaan Caasimada Magaalada Hargeysa. 
Hadhimo-sharafeedkan, ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin sarsare, oo u kamid yahay Wasiirka gaashaandhiga Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiqani Caateeye iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada arrimaha dibada iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland. 
Hadhimo-sharafeedkan oo ahaa mid heersare ah, ayaa ka dhacday Huteel Samer-tame oo ku yaala Magaalada Hargeysa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured