Safiirka Kenya u Fadhiya u Fadhiya Somaliland Iyo Wafti Diblumaasiyiin ah oo Booqday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera iyo Maamule Cali Fu'aad oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay...

0
Sunday November 21, 2021 - 19:30:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Kenya u Fadhiya u Fadhiya Somaliland Iyo Wafti Diblumaasiyiin ah oo Booqday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera iyo Maamule Cali Fu'aad oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay...

    Safiirka Kenya u Fadhiya u Fadhiya Somaliland Iyo Wafti Diblumaasiyiin ah oo Booqday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera iyo Maamule Cali Fu'aad oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Kenya u Fadhiya u Fadhiya Somaliland Iyo Wafti Diblumaasiyiin ah oo Booqday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera iyo Maamule Cali Fu'aad oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku Qaabilay...
Berbera(Xogreeb)-Safiirka Dalka Kenya u fadhiya Somaliland  iyo diblumaasiyiin kale oo u kamid yahay Safiirka Somaliland u fadhiya Kenya, ayaa Maanta booqasho ku tagay Madaarka caalamiga ah ee Berbera.
Xubnaha Waftiga, ayaa waxa Madaarka Berbera ku qaabilay Maamulaha Madaarka Berbera ahna isu-duwaha Duulista iyo hawada ee gobolka Saaxil Md. Cali Fu'aad.
Maamule Cali Fu'aad ayaa waftiga uga Warbixiyey Horumarka baaxada leh ee u ku Talaabsaday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera iyo hiigsiga Mustaqbalka dhow, sidoo kale, waxa uu xubnaha waftiga kusoo wareejiyey qaybaha u ka kooban yahay Madaarka Caalamiga ah ee Berbera.
Waftiga sare ee ay hor-kacayeen diblumaasiyiinta iyo safiirada Kenya u fadhiya Somaliland iyo ka Somaliland u fadhiya Kenya, ayaa kala ahaa  Magacyadoodu, 1. Dr. Mohamed Ahmed Mohamoud Somaliland – Kenya Representative
2. Mr.Benson M. Mwaliko Kenya – Somaliland Head of Mission  
3.  Mr.Charles Kimani W.-  Deputy of the mission 
4. Grace N.Musau -  Administrative Attache 
5.  Ronald Onyancha -  Administrative Attache



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured