"Farogalinta Suuqa Diyaaradaha Ee Sababay Inay Fly-Dubai Joojiso Duulimaadyada Somaliland' Waxa Uu Niyad Jabinayaa Maalgashadayaasha Danaynaya Somaliland"Xil.Cabdikariim Maxamed.

0
Sunday October 24, 2021 - 20:59:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Farogalinta Suuqa Diyaaradaha Ee Sababay Inay Fly-Dubai Joojiso Duulimaadyada Somaliland' Waxa Uu Niyad Jabinayaa Maalgashadayaasha Danaynaya Somaliland"Xil.Cabdikariim Maxamed.

    "Farogalinta Suuqa Diyaaradaha Ee Sababay Inay Fly-Dubai Joojiso Duulimaadyada Somaliland' Waxa Uu Niyad Jabinayaa Maalgashadayaasha Danaynaya Somaliland"Xil.Cabdikariim Maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Farogalinta Suuqa Diyaaradaha Ee Sababay Inay Fly-Dubai Joojiso Duulimaadyada Somaliland' Waxa Uu Niyad Jabinayaa Maalgashadayaasha Danaynaya Somaliland"Xil.Cabdikariim Maxamed.
Hargeysa(xogreeb.com)-"Diyaaradda Fly-dubai ee joojisay Duulimaadyada Somaliland waxay saamayn Dhaqaale iyo mid shaqo ku yeelanasa Muwaadiniinta Somaliland.
Tartanka xorta ah ee suuqa Ganacsiga Somaliland ee uu damaanad qaaday Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu faa'iido u leeyahay Muwaadiniinta, waxana lagu tartamayaa adeeg wanaag iyo qiimo jaban.
Farogalinta suuqa Diyaaradaha ee sababay inay Fly-Dubai joojiso Duulimaadyada Somaliland waxa uu niyad jabinayaa Maalgashadayaasha danaynaya Somaliland.


Waxaan cambaaraynayaa talaabo kasta oo dhaawacasa tartanka ganacsiga xorta ah ee Somaliland."

W/Q: Xil Abdikarim Mohamed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured