"Mid Waxan Leeyahay Qolyaha Qaban-qaabada Shirka Ciise Muuse Wada, Midna Waxaan leeyahay Dawlada" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Friday October 22, 2021 - 00:14:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Mid Waxan Leeyahay Qolyaha Qaban-qaabada Shirka Ciise Muuse Wada, Midna Waxaan leeyahay Dawlada" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Mid Waxan Leeyahay Qolyaha Qaban-qaabada Shirka Ciise Muuse Wada, Midna Waxaan leeyahay Dawlada" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Mid Waxan Leeyahay Qolyaha Qaban-qaabada Shirka Ciise Muuse Wada, Midna Waxaan leeyahay Dawlada" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Hargaysa(Xogreeb.com)-"Mid waxan leeyahay qolyaha qaban-qaabada Shirka wada, Midna waxaan leeyahay Dawlada, 
Mid Waxaa leeyahay Qolada Qaban Qaabada, Maadaama Aad ku celceliseen inuu Shirku yahay mid Aslaax reer ka dhexdiisa ah iyo Horumar Bulshada reerka / iyo Guud ahaanba Somaliland, waa arrin Sax ah laakiin waxaad moodaa jiraan Qolo Dawlada iyo idinka idinka Dhex-shaqaynaysa oo turjumaad kale bixinaysa, faa'iidadooduna tahay Isku dhaca Beesha iyo Xukumada, kuwa Sidaas ah wadada ay raban haw yaacina, kalamkiina iyo Ficilkiina Xadida, Muujiyana odaynimo iyo deganaansho badan.
Dawladana mid baan odhanayaa waa in aad looga fejignaada kuwa ka shaqaynaya inay dawlada iyo dadkeeda isku dhacaan, oo yaan la qaadanin hadalkooda kuwa iska dhigaaya inay Dawladnimada wax u tarayaan laakiin ay wax-yeeladooda iyo Dhagridoodu mucaaridkasta kaga Xun tahay xukuumada.
Wa bilaahi tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured