"Cabdiraxmaan Hada Ha Dhigo Xilka Gudoomiyaha uma arko in ay ku saxan yihiin Xirsi, Cabdiqadir Jirde Iyo Maxamuud Xaashi, Dee Marka Hore Odayga Cabdiraxmaan Kursiga ha Hadhiisiyaan". Siyaasi Cali Guray

0
Friday October 15, 2021 - 01:45:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cabdiraxmaan Hada Ha Dhigo Xilka Gudoomiyaha uma arko in ay ku saxan yihiin Xirsi, Cabdiqadir Jirde Iyo Maxamuud Xaashi, Dee Marka Hore Odayga Cabdiraxmaan Kursiga ha Hadhiisiyaan". Siyaasi Cali Guray

    "Cabdiraxmaan Hada Ha Dhigo Xilka Gudoomiyaha uma arko in ay ku saxan yihiin Xirsi, Cabdiqadir Jirde Iyo Maxamuud Xaashi, Dee Marka Hore Odayga Cabdiraxmaan Kursiga ha Hadhiisiyaan". Siyaasi Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cabdiraxmaan Hada Ha Dhigo Xilka Gudoomiyaha uma arko in ay ku saxan yihiin Xirsi, Cabdiqadir Jirde Iyo Maxamuud Xaashi, Dee Marka Hore Odayga Cabdiraxmaan Kursiga ha Hadhiisiyaan". Siyaasi Cali Guray
Hargeysa(Xogreeb.com)-"DHOOL BARI KA MUUQDAA 
DHAAN LOO NEGEEYAA. 
Way jiraan dad rumaysan in sida Muuse Biixi uu Cabdiraxmaan Cirro laftiisu diyaar u yahay in xilka Guddoomiyaha WADDANI uu wareejin doono xiliga Shirwqynaha Xisbiga oo mudaysan 15 November. Taas anigu ma qabo waayo Cabdiraxmaan dee weli muu noqonin Madaxwayne kuwa iyagu hunguraynaya xilka gudoomiyaha waxa marka hore waajib ku ah in ay odayga is-dhaafiyaan oo ay gaadhsiiyaan Madaxwayne markaa wixii ka dambeeya haday isu daysanayaan iyo hadii ay ku tartamayaanba waa sax. Maxamuud Xaashi iyo saaxiibadiisa Kulmiye ee hadda wadahadalku u socdo WADDANI ma qabo in ay shuruudaha ugu jirto HADDA GUDOOMIYAHA XISBIGA NAGU WAREEJI kolay inta aan anigu ogahay. Cabdilqaadir Jirde iyo Xirsi oo laga yaabo in ay danaynayaa qabashada xilka Gudoomiyaha WADDANI waan ixtiraamayaa balse haddii ay tahay hadda ha dhigo Cabdiraxmaan Xilka Gudoomiyaha uma arko in ay ku saxan yihiin. Maahmaah Af ingiriis ah baa tidhaa " Never change your horses in the middle of a rever ( ha ku kala bedelin fardahaaga tog dhexdii). Waxay daaran tahay horta togga ka talow dabeedna kala bedel hadii aad doonaysid. Dabcan Shirwqynaha WADDANI xilalka kale oo ay ku jiraan xubnaha hogaanka sare waa macquul in ay wax iska bedeli karaan si la isugu dheelitiro. Dhool barina waxan odhanayaa HA BEENAAN waayo Somaliland way u baahan tahay waana u dan sida kolay anigu aan qabo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured