"Xildhibaan Barkhadow Hoos Ha uga soo Degin Ka Hadalka Qaranimada Somaliland. Iska Daa ku Hadalka Xsbinimo, kooxnimo, Qabiilnimo dadkaagii baa ku dhaafiyeye". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Wednesday October 13, 2021 - 01:05:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xildhibaan Barkhadow Hoos Ha uga soo Degin Ka Hadalka Qaranimada Somaliland. Iska Daa ku Hadalka Xsbinimo, kooxnimo, Qabiilnimo dadkaagii baa ku dhaafiyeye". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Xildhibaan Barkhadow Hoos Ha uga soo Degin Ka Hadalka Qaranimada Somaliland. Iska Daa ku Hadalka Xsbinimo, kooxnimo, Qabiilnimo dadkaagii baa ku dhaafiyeye". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xildhibaan Barkhadow Hoos Ha uga soo Degin Ka Hadalka Qaranimada Somaliland. Iska Daa ku Hadalka Xsbinimo, kooxnimo, Qabiilnimo dadkaagii baa ku dhaafiyeye". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Hargeysa(Xogreeb.com)-Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo kamid ah, Xisbiga Kulmiye, Kana tirsan Guddida boodhka Dekedaha JSL, ayaa talo-dhaxal gal ah siiyey Xildhibaan Barkhad Jaamac Batun, oo kamid ah Mudanayaasha Cusub ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland. 
Siyaasi Kayd Cabdilahi waxa uu farta ugu fiiqay, Xildhibaan Barkhad Jaamac in aanu qaranimada Somaliland hoos uga soo daadegin, isla Markaana hadalkiisa markastaa ku difaaco, Kuna Horumariyo.
Siyaasi Kayd sidaas waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo u bartiisa Facebook ku baahiyey, kaasoo u dhigan sidan.
"Xildhibaanka waxĂ an u jeedinayaa, dadka aad ka dhalatay ee aad metesho ( waa reer Somaliland) waa kuwo aad ugu qiimaysan tahay qiimaha ugu sareeya ee bani aadam gaadho, waxaad ka xaqiiqsan kartaa sida ay codka kuu siiyeen , iyo sida aanay kuugu ogolayn kelmed sharaftaada dhawacaysa in lagu yidhaahdo, waa ilaahay mahadii waxaan hadaba kugu bogaadinayaa inaanad ku hadlin wax ka hooseeya Somaliland oo aadan hoos uga soo degan Somalilandnimo.
 xisbinimo, kooxnimo, qabiilnimo dadkaagii baa ku dhaafiyeye hoos haw soo noqon. 
Keliya waxaad ku hadasha afka umada jamhuuriyada Somalind, iska daa afka xisbiga oo qaado sharafta dadkaagu ku huwiyeen, kuma lihi ka bax laakiin waxaan ku leeyahay kuguma haboona maanta inaad af xisbi ku hadasho ee hadyada dadkaagu ku siiyeen qaado oo ka gudub af xisbi, af koox, af qabiil.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured