Madaxwaynaha Jsl Oo Agaasime Guud Umagacaaabay Wasaarada Arimaha Gudaha!.

0
Wednesday October 06, 2021 - 22:47:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Jsl Oo Agaasime Guud Umagacaaabay Wasaarada Arimaha Gudaha!.

    Madaxwaynaha Jsl Oo Agaasime Guud Umagacaaabay Wasaarada Arimaha Gudaha!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jsl Oo Agaasime Guud Umagacaaabay Wasaarada Arimaha Gudaha!.
Hargeysa(xogreeb.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi Ayaa si hoose oo aan la shaacin umagacaabay agaasimaha guud Ee wasaarada arimaha gudaha halka uu xilkii ka qaaday Agaasimihii Tacliinta sare mid kale umagacaabay xilkaasi.
Agaasimaha guud ee madaxwayne biixi umagacaabay Wasaarada arimaha gudaha ayaa lagu magacaabaa Cabdirashiid Xirsi Cali oo hore u Ahaan jiray xoghayaha gaarka Ee madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici.
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa agaasime cusub umagaacabay agaasimha tacliinta sare halka uu agaasimihii horena xilka ka qaaday,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured