Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!...

0
Friday September 24, 2021 - 01:55:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!...

    Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu MadaxwanahaJsl Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!...

9 Garyaqaan oo ka hawlgala maxkamadaha Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen kaga hadlay go,aankii Uu madaxwaynaha jsl dib ugu so celiyay xeerka furista ururada Oo mudo 55cisho ah horyaala xafiiska madaxwaynaha.

 

 

Sidoo kale garyaqaanada ayaa sharci daro ku tilmaamay Go,aanka uu madaxwayne xeerka dib ugu soo celiyay golaha Wakiilada iyagoo sheegay in ay dhaaftay mudadii uu sharciga Ulahaa in uu dib usoo celin karo.

Dhanka kale garyaqaanada ayaa baaq uidiray madaxwaynaha Somaliland iyo golaha wakiilada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured