GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID FAYSAL CALI WARAABE OO MADAXWEYNAHA KU BOGAADIYAY LABADII SAFAR EE TURKIGA IYO IMARAADKA iyo Laba Gar-daaqnimadiisi Oo Mar labad Dhaxalsiisay Siilaanyo

0
Thursday March 28, 2013 - 19:29:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID FAYSAL CALI WARAABE OO MADAXWEYNAHA KU BOGAADIYAY LABADII SAFAR EE TURKIGA IYO IMARAADKA iyo Laba Gar-daaqnimadiisi Oo Mar labad Dhaxalsiisay Siilaanyo

    Xogreebnews.com): Thursday, March 28-2013 Hargaysa(xogreebnews.com)Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogreebnews.com): Thursday, March 28-2013 Hargaysa(xogreebnews.com)Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeeyay

GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID FAYSAL CALI WARAABE OO MADAXWEYNAHA KU BOGAADIYAY LABADII SAFAR EE TURKIGA IYO IMARAADKA iyo Laba Gar-daaqnimadiisi Oo Mar labad Dhaxalsiisay Siilaanyo.

http://xoriyonews.com/images/space.gif

(Xogreebnews.com): Thursday, March 28-2013

Hargaysa(xogreebnews.com)Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeeyay

Hargaysa(Xoriyonews)Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeeyay labadii safar ee uu ugu baxay Turkiga iyo Imaraadka Carabta, sidaana wuxuu ku sheegay Guddoomiye Faysal, maruu ka hadlaayay soo labashadii Madaxweynaha Somaliland, oo ay soo wada raceen diyaaradii ay dawladda Imaraadku soo siisay. Waxaana hadaladiisi kamid ahaa.

�Labadii Safar ee Madaxweynuhu ku tagay waddamada Turkiga iyo Imaraadka Carabta, runtii waxay ahayeen kuwo guul ahaa, waxbadana laga faa�iiday, waan soo dhaweynaynaa wanan ku hanbalyeynaynaa Madaxweynaha.�

Hadalkan Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ku soo beegmay iyadoo Xisbiga WADANI ay si kulul u dhaleceyeen labadaas safar, iyagoo ku tilmaamay in aanay wax faa�iido ah ummadda ugu fadhiyin.

Waxaanu eng faysal caanku yahay siida marna wax loo muucariido marna loo guul-wadeeyo

Xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured