Xildhibaan Caynaba kasoo baxay Oo ka hadlay xaalada Laascaanood iyo kuwii Laascaanood kasoo baxay Oo ka aamusan.

Hargeysa(Xogreebnews)-Xildhibaan Axmed/Khaliif Jaamac Saalax oo lagasoo doortay gobolka Sool golaha wakiladda Somaliland ayaa su'aal galiyay dilalka masuuliyiinta ee Laascaanood kusoo noq-noqda cidda fulisa ??? "Muddo 41 cisho gudahood ah ayaa laba Masuul lagu dilay magalada #Laascaanood gudaheeda, Labadaas Masuul oo mid xildhibaan ahaa midna Gudomiyihii Komishanka Qaranka ee Gobolka Sool . Jawaabteyda Iisoo Baxday ee Aaragtidayda ah Ayaa Waxay Noqotay in Dawlada Somaliland Ahmiyada ugu wayn ee ay ujoogtaa Gobolka Sool Ay Tahay in Puntland Lagaa ilaaliyo Xadka Somaliland oo Qudha , Xil. Axmed/Khaliif Jaamac Saalax . Leave a comment |
|