Madaxweyne Muuse Biixi oo La Filayo inuu Safar Shaqo Beri ugu amba-baxo gobolada Galbeedka Somaliland iyo Dareenada ku Xeeran Ujeedada Socdaalkiisa...

0
Sunday September 12, 2021 - 02:00:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo La Filayo inuu Safar Shaqo Beri ugu amba-baxo gobolada Galbeedka Somaliland iyo Dareenada ku Xeeran Ujeedada Socdaalkiisa...

    Madaxweyne Muuse Biixi oo La Filayo inuu Safar Shaqo Beri ugu amba-baxo gobolada Galbeedka Somaliland iyo Dareenada ku Xeeran Ujeedada Socdaalkiisa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo La Filayo inuu Safar Shaqo Beri ugu amba-baxo gobolada Galbeedka Somaliland iyo Dareenada ku Xeeran Ujeedada Socdaalkiisa...
Hargaysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa la filayaa Maalinta beri ah inuu safar shaqo ugu amba-baxo gobolada galbeedka Somaliland, gaar ahaan Magaalooyinka Gabiley iyo Boorama.
ilo-wareedyo ku dhowdhow qasriga Madaxtooyadda Somaliland, oo ay heshay shabakada Wararka ee Xogreebnews, ayaa ujeedada safarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi ku Xidhiidhiyey xog-ogaal u noqoshada goboladaas, iyo weliba soo indho-indheynta dareenada ku xeeran taageerada uu ka haysto bulshada deegaanadaas, maadaama oo u yahay mar kale musharax Madaxweyne.
Wararka ay Xogreebnews heshay waxay intaa ku dareen in deegaanada u dhexeeya Hargaysa ila Boorama caawa si weyn looga dareemayo qaban-qaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo la filayo inuu beri safar ku gaala bixiyo Deegaanadaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured