"Wasiirkii Hore ee Diinta Sheekh Khaliil, Wasiirka lagu Bedelay sida la iisheegay Waxay isku ardaa yihiin Cabimaalik Coldoon oo Hadda Xabsiga ku Jira". Siyaasi Cali Guray.

0
Friday September 03, 2021 - 01:33:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wasiirkii Hore ee Diinta Sheekh Khaliil, Wasiirka lagu Bedelay sida la iisheegay Waxay isku ardaa yihiin Cabimaalik Coldoon oo Hadda Xabsiga ku Jira". Siyaasi Cali Guray.

    "Wasiirkii Hore ee Diinta Sheekh Khaliil, Wasiirka lagu Bedelay sida la iisheegay Waxay isku ardaa yihiin Cabimaalik Coldoon oo Hadda Xabsiga ku Jira". Siyaasi Cali Guray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiirkii Hore ee Diinta Sheekh Khaliil, Wasiirka lagu Bedelay sida la iisheegay Waxay isku ardaa yihiin Cabimaalik Coldoon oo Hadda Xabsiga ku Jira". Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Xogreebnews)-
"Enough is enough. Ugu dambaystii 11 sanadood ka dib ayaa xilkii laga qaaday Sh. Khaliil. Muddadaasi dheer kooxdiisa adag ayaa loo mari la’aa oo kursiga ku ilaashanaysay, isaguna runtii nin macquul ah buu ahaa. Wasiirka lagu bedelay sida la iisheegay waxay isku ardaa yihiin Cabimaalik Coldoon oo hadda xabsiga ku jira. Dhinaca aragtidiisa diiniga ahina sida la leeyahay way ka duwan tahay ta kooxda Khaliil uu ka tirsanaa haba jirto in ay isku Wahaabiyiin yihiin oo aanay wax badan ku kala duwanayn xaga Dugsi Fikradeedka (School of thought) eh. Hadana waa laba kooxood oo aan midna mid bixinin tartanna ka dhexeeyo.
Markii Masar ay Akhwaaanku doorashada ku adkaadeen ee Maxamed Mursi uu Madaxwaynaha noqday, sanad ka dib way kala leexdeen iyaga iyo kooxdii kale ee Islamiga ahayd ee Salafiyiintu. Afgembigii Akhwaankana Salafiyiintu raali bay ka ahaayeen hadii aanay qaybba ka ahayn. Xagga Khaliijka waa Pro-Doha iyo Pro-Riyaad. Waa sida shaarac Hargeysa Taala eh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured